Agriculture

       

Dhakhtiirta Somalida iyo beenta iyo fudeydka

Kuwo ka mid ah dhakhtiirta Somalida baa ku dhaqma been, lugooyo iyo xaasidnimo. Waxana u sobob ah diinta oo ku yar.

Beeraha

Lacagta week baa shaqaalaha loo siin jiraay. Kabraar oo ah madaxa shaqaalaha baa jiraay. Dadku yaanbo beey ku fali jiraayn beerta. Dalagdalag baa loo qodijraay. Cagafna waa lagu fali jiraay mooska. Dadka rag iyo dumarba madaxa baay ku qadi jiraayn, mooska. Kiliga biyuhu maro, baldoosar baa lagu qodijiraay, si beeruhu biyo u helaayn. Geedo dhaadheer oo showri la yiraahdo baa ka bixi jiraay, lamana cuno, waxaa lagu sameyn kara alwaaxyo. Beeraha mid haduu Somali leeyahay dariskiisu waa beer Talyaani leeyahay.

Somalia open for business!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *